Beer iib ah oo ku taal meel wanaagsan Beer iib ah

Beer iib ah oo ku taal meel wanaagsan

Goobweyn kismaayo, Jubada hoose, Somalia

Plot size

Length × Width: 20 m × 25 m

Total area: 9600

Location & directions

Beertu waxay ku taalaa Goobweyn, oo ah deegaan si fiican loo yaqaan oo ku habboon beeraha iyo degaanka. Waxaa si fudud looga gaari karaa waddo weyn, iyadoo ay jirto marin gaadiid oo sahlan. Goobtu waa mid ammaan ah, kuna dhow adeegyada muhiimka ah.

Property Location Map
Open in Maps
Description

Beer iib ah oo ku taal deegaan degan oo ku habboon beeraha iyo degaan. Beertu waxay leedahay dhul ballaaran oo ku habboon beerashada, xoolo dhaqashada ama dhismaha mustaqbalka. Waxaa ku dhow waddo, biyo iyo adeegyo kale oo muhiim ah. Goobtu waa mid ammaan ah oo si fudud loo gaari karo

Property Details
Property Type Beero
Plot (m) 20 × 25 m
Listed Date 10 Apr 2026
Property ID 10

$25,000.00

Owner: Abdle bashi

617356577

Book a Viewing