Beer iib ah
BEER IIB AH
Duleedka Baladweyne Beledweyne, Hiiraan, Somalia
Plot size
Length × Width: 50 m × 40 m
Total area: 2000 m²
Location & directions
Baladwayne
Property Location Map
Open in MapsDescription
Beer iib ah oo ku taalla gobolka Hiiraan, gaar ahaan magaalada Baladweyne. Dhulkan waa mid ballaaran oo ku habboon beerasho iyo maalgashi. Goobtu waa deegaan wanaagsan oo leh cimilo ku habboon wax-soo-saarka beeraha. Waxa ay ku dhowdahay waddooyin iyo meelaha muhiimka ah ee magaalada. Waa fursad fiican oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu maalgashado dhul beereed leh mustaqbal wanaagsan.